Harti, Beel kamida Beelaha Daarood ee Ka Farcama Kablalax Daarood, waa beel Lagu tilmaami karo tan ugu saamaynta badan Bulshada Soomaaliyeed. waxaa ka farcama qabaa'il waawayn oo mid waliba gaarkeed u taagantahay, Gaarkeed-na isugu Filantahay.
Beelaha Hartiga waxaa Kamida:- Maxamed Harti(Majeerteen), Siciid Harti(reer Darawiish), Maxamuud Harti(Warsangeli), Axmed Harti(Dashiishe). iyo Beelo Kale.
Beeshani waxay Degtaa 7 Gobol oo kamida 18kii Gobol ee Soomaaliya. Waxay si buuxda u degaan Gobollada: Bari iyo Nugaal. waxay Majoorati Ku yihiin Gobollada:- Sool Sanaag iyo Mudug. waxay Deegaano Baaxad leh Ka degaan Gobollada Togdheer iyo Jubbada Hoose oo ay U badan yihiin Magaalada Kismaayo Intii kismaayo Jirtayna Gudoomiyaasha u badan ee Soomaray ilaa hada waxay kasoo Jeedaan Harti.
Sidoo kale beeshani waxay Degtaa oo ay Majoorati ka yihiin Gobolka Doolo.
beeshani waxay sidoo kale degtaa Dalka Cumaan oo ay Boqolaal sano ku dhaqnaayeen Saamayna ku leeyihiin.
Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||||||||
Luqada | ||||||||||||
Af-Soomaali, Iyo Af-Carabi | ||||||||||||
Diinta | ||||||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||||||||
Geri koombe, Absame, Leelkase , Mareexaan, Awrtable Iyo Qabaa'il kale oo Daarood ah. |