Siri Lanka Luqada Tamil-kal இ ல ங ் க ை ؛ waa wadan jasiirad ah oo ku taalo Badweynta Hindiya. Waxey daris la tahay dalka Hindiya. Caasimada wadanka waa Kolonbo. Siri lanka waxey mudo dheer ku jirtay dagaalo sokeeyo oo u dhaxyay shacabka wada dadagan dalka.Waxaana u sabab eheed in qolada timiilka looyaqaaao ay rabtay in ay gooni u goosato.Dagaalkaasi waxa uu bilaawday sandakii 1983. Inkasta oo xiligan laga raayay jabhaddii tiimelka.Hada wadanka sirilanka waxaa loo moodaa in ay degantahay. Laakiin waa dal ay aad iyo aad u aafeeyeen dagaalo sokeeye oo daba dheeraaday.In ka badan 100.000 oo qof ayaa dibadaha ugu yaacay dalkaas.kumanaana way ku baabaeen.