Hiiraan Hiiraan هيران | |
---|---|
Wadanka | Somalia |
Caasimada | Beledweyne |
Dowlada | |
• Duqa | Dabageed [1] |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Hiiraan (Af Ingiriis : Hiran, Af Carabi : ar) waa gobol ka mida gobolada ku yaal bartamaha soomaaliya, xad la leh gobolllada Shabeelaha Dhexe, Galgaduud, Shabeelaha Hoose, Baay, Bakool iyo Gobolka soomaali Galbeed ee Itoobiya. Magaalo madaxda Gobolka waa Beledweyne oo ah magaalo aad u qurux badan. Gobolka waxaa mara wabiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka itoobiya
|title=
(caawin)