Indunisiya

Jamhuuriyada Indunisiya
Republik Indonesia
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Jakarta
6°10.5′S 106°49.7′E / 6.1750°S 106.8283°E / -6.1750; 106.8283
Luqadaha rasmiga ah Af-Indunisi
Baaxad
 -  Land 1,904,569 km2 (15th)
735,358 sq mi 
 -  Water (%) 4.85
Tirada dadka
 -  2020 Tirakoob 268,624,363[1] (4th)
 -  Mugga Dadka auto/km2 (84th)
322.87/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2013 qiyaastii
 -  Guud ahaan $1.285 trillion[1] (15th)
 -  Qof qof $5,182[1] (124th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2022 estimate
 -  Guud ahaan $1.267.468 Trillion[1] (16th)
 -  Calaa qof $3,499[1] (115th)
Qaybsiga (2022)35.6[2] (medium)
Kobaca (2019)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.707[3] (high / 113st)
Lacagta Rupiah (Rp) (IDR)
Waqtiga various (UTC+7 to +9)
Wadista Baabuurta left
Thiinada telka +62
Furaha Internetka .id

Jamhuuriyada Indunisiya (Indunisi: Indonesia, Ingiriisi: Republic of Indonesia) waa dawlad kutaala Koonfur Bariga Aasiya, waana Dawladda ugu weyn dalalka Islaamka marka la eego xaga dadka ama tirada dadka, laakiin dastuurka Indunisiya. Ma lagu qorin ama lagu darin Dastuurka Indunisiya in diinta Islaamka ay tahay Diinta Dalka waxayna macneheedu tahay Dalku waa Cilmaani sida dalalka Cilmaaniga ah ee "Afartanka Afar" dalal ee Yurub[4] iyo labada Qaaradood Ameerika da "soddon iyo shan" dalal ah.

  1. 1.0 1.1 1.2 1.3 1.4 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/02/weodata/weorept.aspx?pr.x=70&pr.y=2&sy=2013&ey=2013&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=536&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay 27 October 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. Soo qaatay 2 March 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 5 November 2011. Soo qaatay 27 April 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. https://www.worldometers.info/geography/how-many-countries-in-europe/

Developed by StudentB